Product preview

Sirta aan 3000USD ku sameeyay tiktok aniga oo xata 2k followers haysan.


Haddii aad ku cusub tahay digital marketing oo aad dareemayso in information aad u badan ay meel walba taallo, guide-kan waxaan kuu sameeyay adiga.


Markii aan anigu bilaabay, dhibku ma ahayn inaan waayay information.

Dhibku wuxuu ahaa inaanan garanayn meesha saxda ah ee aan ka bilaabayo.


Sidaas darteed, waxaan hal meel kuugu soo aruriyay waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee aan jeclaan lahaa inaan haysto markii aan bilaabay.


Waxaad ku baranaysaa waxa digital marketing dhab ahaantii yahay iyo siyaabaha kala duwan ee aad online business ku dhisan karto, sida:


• Affiliate marketing

• Digital products

• Dropshipping

• UGC & content creation

• Inaad adeegyo online ah bixiso

• Personal brand

• AI iyo fikrado business oo AI ku dhisan

• Faceless marketing


Waxaan sidoo kale ka hadlayaa sida loo doorto niche, sida loo sameeyo content, iyo sida content-ka loogu isticmaali karo dhisidda audience, trust iyo fursado dakhli.


Ujeeddadu ma aha inaad wax walba hal mar samayso.


Ujeeddadu waa inaad fahanto fursadaha jira, ogaato waxa adiga kugu habboon, kadibna aad si dhab ah u bilowdo.


Haddii aad ka daashay inaad mar walba daawato dadka kale oo online business dhisanaya adigoo leh:


“Anigana waan rabaa… laakiin xaggee ayaan ka bilaabaa?”


Guide-kan waa meesha aad ka bilaabi karto. 🤍

Meet the creator

Sirta $3000 online kaga sameeyay

$197